Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo kulan deg deg ah iskugu yimid

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha dalka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaraha iyo biyo yaridu soo food saartay. Kulanka oo ku qabsoomay aaladda fogaan aragga ah ayaa waxaa warbixino laga dhageystay guddiga … Continue reading Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo kulan deg deg ah iskugu yimid